Hargeysa-26-03-3018-Isniin-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay nidaamka casriyeyta Caasimada…
Category: Uncategorized
Shirkadda Telesom oo Dhaqan-gelisay Go’aankii Ay Balan-qaaday ee La Xidhiidhay ZAAD-ka
Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Telesom ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka tanaasushay lacagta isku badalka…
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Madaxa Hay’adda FOA
Hargeysa – (warsoor) -Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxa uu maanta xafiiskiisa ku…
ZAAD Iyo E-DAHAB Waa Adeegyo aan Laga Maarmi Karin !!
Sida aan wada ogsoonahay waxa bulshada Somaliland ku habsaday sicir barar iyadoo lacagta shilling Somaliland uu…
Madaxweyne Muuse Biixi oo Dubia xog waran ku siiyay warbaahinta caalamka ee ka hawl gasho Dubia
Dubai -(warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si qoto dheer uga xaal…
Gudooomiyaha Shirkada DPW Oo Magaaladda Dubia Ku Casuumey Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland
Dubai – (WARSOOR) – Gudoomiyaha shirkada Dubia Port World (DPW) ayaa hadhimo sharafeed uu ku casuumay…
Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madaxweynihii hore Md. Axmed Siilaanyo
Dubia – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee…
Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Si Habsami Ah Deegaanadda Gobolka Saaxil Uga Wadda Diwaangelinta Shaqaalaha Dawladda Iyo Guddoomiye Sharmarke Oo Ka Warbixiyey
Hargeysa – (warsoor) – Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa si habsami ah 4-tii maalmood ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wasiirka Madaxtooyada Imaaraadka Carabta Oo Kulan Kuwada Qaatay Qasriga Madaxtooyada Isu-tagga Imaaraadka Carabta
Dubai – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayay ee…
Shirkadda Dahabshiil Oo Si Buuxda U Fulinaysa Go’aammada lagu Xakamaynayo Sicir-bararka, Abaalmarina Ugu Bushaaraysay Macaamiisha
Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Dahabshiil Group ayaa si buuxda u aqbashay go’aammada xukumadda Somaliland ee…