Mareykanka oo war ka soo saarey duqeymo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Alshabaab

Africom – (warsoor) – War uu soo saaray Taliska Ciidanka Militariga ee  Mareykanka ee jooga Qaaradda…

Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Gaadiidka Gurmadka Deg-dega ah ee Caafimaadka Ku Wareejisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland ayaa gaadiidka gurmadka degdega ah ku…

khasaare ka dhashey miino dad shacab ah kula qaraxday Hiiraan

Hiiraan – (warsoor) – Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ilaa 7 qof ay…

Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Agaasimayaal Cusub

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu…

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo La Kulmay Agaasimaha Hay’adda IOM

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu…

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo mar kale ka wada hadlay Xadka labada Dal

Balad Xaawo-(WARSOOR)- Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumad Maxamed oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa ka…

Golaha ammaanka ee QM oo isku raacay muddo kordhinta xafiiska UNSOM ee Soomaaliya

New-york – (warsoor) – Shir ay ku yeesheen magaalada New York,Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka…

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo Shir Guddoomiyay Kulanka Guddi Hoosaadka ee Horumarinta Arrimaha Bulshada

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir…

Abiy Ahmed oo la filayo in uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya

Addis-Ababa – (warsoor) – Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay in loo doorto guddoomiyaha Xisbiga Talada haya…

Hay’adda Qurbajoogga Somaliland oo qabatay kulan wadatashi ku saabsan maalgashiga qurbajoogga iyo caqabadaha haysta

Hargeysa – (warsoor) – Hay’adda Qurbajoogga Somaliland ee Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL…