70 qof oo ku dhintay weerar ‘gaas loo adeegsaday’ oo Suuriya ka dhacay

Suuriya – (warsoor) – Shaqaalaha gurmadka degdega iyo howlwadeennada caafimaadka ayaa sheegaya in ugu yaraan 70…

Muxuu ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya ka doonayaa Jigjiga?

Itoobiya – (warsoor) – Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya, Dr Abiy Ahmed ayaa maanta booqasho…

Budhcadda Internetka oo Weerartay Iiraan, Koombiitarddii laga jabsaday oo Calanka Maraykanka Lagaga Tagay Muraayadiisa

Iraan – (warsoor) – Budhcadda Internetka ayaa weeraro ku qaaday khadka internet waddamo badan oo caalamka…

Everton iyo Liverpool oo Gool La’aan Ku Kala Caraabay

Kooxda Everton ayaa markale ku fashlantay in ay wax guul ah ka gaadho dariskeeda ay sida…

Salman khan oo maxkamadda u ogolaatay in damaanad lagu sii daayo

Hindiya – (warsoor) – Xiddigga shirkadda filimada sameysa ee Bollywood, Salman Khan ayay maxkamad ku taalla…

Telesom oo Noqotay Shirkaddii Ugu Horaysay ee Dunida Ku Soo Kordhisay Adeegga Sarifka Lagacaha ee Moobaylka (Mobile Money Exchange)

Hargeysa – (WARSOOR) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa noqotay shirkadda ugu horsay ee…

Madaxweyne Muuse oo Magacaabay Guddida Qaban-qaabadda Xuska 18 May 2018

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Bixii Cabdi ayaa maanta digreeto madaxweyne ku…

Dowladda Shiinaha oo wacad ku martay in Mareykanka ay ka aargoosan doonto

Shiinaha – (warsoor) – Dowladda Shiinaha ayaa si kulul uga jawaabtay tillaabadii ugu dambeysay ee ay…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Dhallinyaro Hal-abuur Cusub Ikhtiraacay

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay  14…

Turkiga, Ruushka iyo Iiran oo ka shiraya xaaladda Suuriya

Turkey – (warsoor) – Xilli dowladaha Reer Galbeedka ay lumiyeen saamaynta ay ku lahaayeen Suuriya, xubnaha…