Ergayga Midowga Afrika oo Sheegay In Laga hortago Marin-haabinta Dhalinyadda Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa ka digay marin-haabinta dhalinayaradda Soomaaliyeed…

Dawladdda Masar oo Xabsiyadda U Taxaabtay Tahriibayaal Soomaali ah

Masar – (warsoor) – Dawladda Masar ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay 180 tahriibayaal ah kuwaasi…

Hay’ada Alfa Trust oo Dadkii Abaartu Saameysay u billowday inay u Fasho Beerahooda

Hargeysa – (warsoor) – Madaxda sarsare ee Hay’adda Alfa Trust, ayaa Dadkii ay saameeyeen Abaarihii ka…

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo la kulmay saraakiisha ugu sareeya Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareekanka

USA – (WARSOOR) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi iyo…

Shaqaalaha Ajaanibta Ahi, Waa Ka Qeyb Shaqo La’aanta Dhalinyarada W/Q Maxamuud Xeef

Iyadoo amaanka iyo hanaanka dawladnimo ee ka jira Somaliland mudddada 25kii sanno kor u dhaafaysa ayey…

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u Diray Dad Ku Dhintay Shil Baabuur

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Siilaanyo ayaa dhambaal tacsi ah u diray…

Daawo: ARDAAGA AQOONTA

Hargeysa – (WARSOOR) – Qaar ka mid ah dhalinyaradda Aqoonyahanadda dalka ayaa iskugu yimid madal ay…

Turkiga oo Bilaabay Inuu Hirgaliyo Heshiiskii Midowga Yurub ee Muhaajirtiinta Dib Looga Soo Celinaayey Giriiga

Giriiga – (warsoor) – Iska hor imaad ayaa dhex maray dadka muhaajiriin ah iyo ciidamada Amaanka…

Guddida Anshaxa Asxaabta Qaranka oo Uga Digay in Xisbiyaddu ay Sameeyaan Olole Doorasho Diwaan-galinta Dib uga bilaabantay Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Guddida Anshaxa Asxaabta Qaranka Somaliland ayaa maanta digniin ujeediyey Xisbiyaddu Qaranka inay…

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sharaxaad ka Bixiyey Kulan Ay Nairob ku yeesheen Wafti ka Socday Somaliland iyo Safiiro ka Tirsan Midowga Yurub

Nairobi – (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sharaxaad ka bixyey kulan…