Xulka England oo ka badiyey Colombia

Russia – (warsoor) – Xulka Qaranka England ayaa garaacay xulka Qaranka Colombia ka dib markii ciyaarta…

Haweenay 92 jir ah oo wiilkeeda disha

Maraykanka – (warsoor) – Haweenay 92 jir ah oo Maraykanka u dhalatay ayaa toogasho ku dishay…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Ardaydii Ka Qalin-jabisay Dugsiga Abaarso iyo Maamulkooda

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay qaar…

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo…

Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay Ku-Xigeenka Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo…

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furka wajiga Saddexaad ee Barnaamijka Maamul-daadajinta dawladaha Hoose ee JPLG

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa  ibo-furay mashruuc ballaadhan oo lagu…

SOMALILAND  KA CAAFIMAADEY CUDURKII SOOMAALI-WEYN EE 1 JULY 1960

Sida lawada ogsoonahay Ummad kasta oo dunida ku nooli waxay leedahay taariikh u gaar ah oo…

Kulanka Trump iyo Putin oo ka dhacaya Helsinki

Moosko – (warsoor) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ayaa kulankoodii ugu…

Munaasibad Loogu dabbaal-degayo Sanad-guurada 58-aad ee Kasoo 26-ka June Oo Lagu Qabtay Xarunta Madaxtooyada JSL

Hargeysa – (warsoor) – Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sanad-guurada 58-aad ee kasoo wareegtay 26-kii June…

Doorashada Turkiga: Erdogan oo mar labaad ku guuleystay madaxweynanimada

Turkiga – (warsoor) – Hogaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii labaad…