Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay madax sare oo ka socotay Hayโ€™adda IOM

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu maanta Qasriga…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Suuqa WAAHEEN oo dib loo dhisay

Hargeysa-(WARSOOR)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta xadhigga ka jaray suuqa ganacsiga ee WAAHEEN…

Trump oo xilal kala gedisan magacaabay ka hor inta uusan xafiiska qaban

MARAYKANKA – (WARSOOR) – Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Thomas Homan, oo mar…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Xuska sannadguurada 31-aad ee Aasaaska ciidanka Booliska Mashaariic cusubna xadhigga ka jaray

Hargeysa-(WARSOOR)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu xusayo sannad-guuradii 21-aad ee…

WAR-SAXAAFADEED: Golaha Wasiirrada JSLOo Fadhigoodii Todobaadlaha Ku Lafo-guray U Diyaar Garowga Doorashooyinka iyo Amniga, Baaqna U Diray Shacbiga Somaliland

HARGEYSA – (WARSOOR) – Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Fadhigii Galabta Ku Lafo-guray U Diyaar Garowga…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE IGAD

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA ARRIMAHA CIIDAMADA QALABKA SIDA

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye…

Bulshada reer Ceel-Afweyn oo aan u kala hadhin soo dhaweynta Madaxweynaha iyo weftigiisa.

Ceel-Afweyn – (WARSOOR) – Shacabka ku dhaqan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa soo dhaweyn ballaadhan…

Muxuu yahay markabka dagaal ee uu Mareykanku u diray Afrika?

WASHINGTON – (WARSOOR) – Markabka USS Hershel “Woody” Williams, oo ah markab ka tirsan maraakiibta ciidamada…

Soomaaliya & Turkiga oo wada saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Hydrocarbons-ka

Muqdisho – (WARSOOR) –ย Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar…