Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Maamulaha Dugsiga Abaarso Tec iyo Wariyayaal Caalamiga

Hargeysa – (warsoor) – Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane.  Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Mr…

Kulan Laguna Falanaqaynayay Xuquuqda Shaqaalaha Iyo Xeerarka Sharciga Ee Ka Yaalla

Hargeysa – (warsoor) – Kulankan oo uu Marti ku ahaa Guuleed Axmed Jaamac  (Guleed Dafac) ayaa…

Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbajoogga JSL oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Uganda

Uganda – (warsoor) – Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbajoogga JSL Mudane Cabdi Cabdillaahi Xirsi ayaa maanta (Shalay) gaadhay…

Wasaaradda Ganacsiga iyo Rugta Ganacsiga Somaliland oo Ganacsatadda Ku War-galisay Inay Ka Qayb-Galaan Shir Ganacsiga oo Ka Dhici Doona Jarmalka

Hargeysa – (warsoor) – Shir jaraa’id oo ay maanta si wadda jir ah u soo saareen…

Weftigii Xisbiga WADDANI oo Wejigiisii Afraad Ku Soo Kormeeray Diiwaan-gelinta Ka Socoto Deegaanada Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Weftigii SAMA-WADE ee xisbiga WADDANI oo wejigiisii Afaraad ka billaabay deegaanada ay…

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Iska Diinwaangaliyay Xarunta Shaqaalaha Dawladda

Hargaysa – (warsoor) – Guud ahaanba waxaa Gobolka Maroodijeex maanta si rasmi ah uga bilaabmay Diinwaangalitna…

Madaxweynaha iyo Marwada Qaranka oo shacbiga Caasimada kala qaybgalay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta shacbiga Somaliland…

Saraakiil Ka Socota Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Si Nabad Galyo Ah Ugu Celiyay Maamulka Puntland Gaadhi Lagala Soo Baxsaday

Tuko-qas – (warsoor) – Saraakiil  Ka Socota  Wasaarada Arrimaha GUdaha Somaliland oo uu  hogaaminayo  La Taliyaha…

Masuulliyiin ka tirsan Somaliland oo la kulmay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP ee Findland

Finland – (warsoor) – Guddomiyaha Gudigga Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Finland Marwo Saamiya Muuse, ayaa dalkaas…

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Xisbiga WADDANI ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka mid ah aqalka Congresska iyo Senateka

USA – (warsoor) – Wefti ballaadhan oo ka socday Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay labada…