Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo Soo Dhaweeyey Go’aanka Guddida Diwaan-galinta Ururadda iyo Asxaabta Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta…

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Beeniyey in loo Diiday Fiisaha Dalka Maraykanka

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka jawaabay…

Baanka Premier Bank Oo Soo Bandhigay Adeegga Automated Teller Machine (ATM)

Hargeysa – (warsoor) – Baanka Caalamiga ah ee Premier Bank ayaa magaaladda Hargeysa ku daahfurey adeega…

Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Oo Lagu Qabtay Shir Lagu Qaban-qaabinaayo Xuska 18 May

Hargeysa – (warsoor) – Shir balaadhan oo ku saabsan qaban-qaabada iyo habsami u qabsoomidda sanad guurada…

Guddoomiyaha KULMIYE oo Si Indheergaradnimo Ah Uga Hadlay Muhiimada Diiwaangelinta

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa…

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Boqortooyadda Sucuudiga Ka Socday

Hargeysa – (warsoor) – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane.  Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa maanta kulan gaara la…

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Xidhay Sheekh Culimadda Somaliland Ka Tirsan

Hargeysa – (warsoor) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay soo xidhgeen sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame…

Kulankii Guddoomiye Cirro iyo Guddoomiyaha Guddida Afrika ee Congresska Chris Smith

USA – (warsoor) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa kulan la qaatay…

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Magafayaal Badan

Hargeysa – (warsoor) – Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa maanta soo bandhigay hawl-gal ay ciidamadu sameeyeen oo…

Maareeyaha Dekadda Berbera oo Shaaciyey Dhammeystirka Barxadda Wajaale ee Dekadda Kuna Dhawaaqay Dhaqan-gelinaayo Heshiiska Itoobiya

Berbera – (warsoor) – Maareeyaha dekadda caalamiga ah ee magaalada Berbera Inj.Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor…