𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 & 𝐓𝐚𝐚𝐤𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐛𝐤𝐢𝐢 𝐒𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐈𝐝𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚

HARGEYSA – (WARSOOR) – Sida aad ka warqabtaan, waxa jirta in Masiibada Dabku ay innagu soo…

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐊𝐮-𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐗𝐨𝐠𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐞𝐲, 𝐌𝐫. 𝐉𝐚𝐦𝐞𝐬 𝐒𝐰𝐚𝐧.

WAR SAXAAFADEED Hargeysa – 05-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta…

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞-𝐤𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐰𝐥𝐞𝐞𝐝 𝐥𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚

Hargeysa – (WARSOOR)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta furay…

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐒𝐋, 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝟑𝟏-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐚𝐬𝐚𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro ayaa khudbad ka jeediyey munaasibada aasaaska…

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo kulankii ugu horeeyey la yeeshay Guddidii uu dhawaan u xil saarey Tirokoobka, Dib-u-habeynta iyo Casriyeenta Ciidamada kala duwan ee Qaranka

Hargeysa -(WARSOOR)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la…

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐡𝐞𝐲𝐧

Hargeysa -(WARSOOR)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenku…

Madaxweyne Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo oo booqasho rasmi ah ugu baxay dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta

Hargeysa-(WARSOOR)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta…

Madaxweyne Ciro oo Wareegto Ku magacaabay Guddida Dib-u-habeynta & Casriyeynta Ciidammada kala duwan

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegto Madaxweyne oo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2025-ka

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo hadhimo-sharafeed ku maamuusay Saxaafadda madaxa Bannaan iyo midda dawliga ah

Hargeysa – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa hadhim-sharafeed ku maamuusay…