Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada…

𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐎𝐨 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐢𝐢 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigii uu…

Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane iyo taliyaha Ciidanka Qaranka JSL oo ay wehelinayeen badhasaabka Sanaag iyo Maayar ku-xigeenka Ceerigaabo oo Kulamo La Qaatey Dadka Deegaanka

Ceerigaabo – (WARSOOR) – Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo taliyaha Ciidanka…

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐮𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧

HARGEYSA – (WARSOOR) – Anniga oo ku hadlaya magacayga iyo ka Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa aan…

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii 3-aad ee Somaliland

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Xafiiskiisa Qasriga…

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Hay’addo Kala Duwan Oo Ah Xagga Gargaarka Bulshada iyo Samafalka

Hargeysa – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maalintii saddexaad ku…

𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃: Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo Ka Qabsoomay Xarunta Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

Hargeysa – (WARSOOR) – Fadhigii 9-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweyne…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo maalintii labaad ku guda jira Safarkiisii Shaqo ee uu ku tagay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta

IMAARAADKA CARABTA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maalintii labaad…

𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Komishanka Doorashooyinka Qaranka u xaqiijiyey in ay Doorashooyinku ku dhici doonaan Waqtigii loo Muddeeyey

Hargeysa – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiramxaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayo Madaxweyne…