WASHINGTON – (WARSOOR) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in uu toddobaadkan booqdo Sucuudiga iyo Masar, si loo qabto wadahadal uu sheegay in diiradda lagu saari doono xabad joojin ka hirgasha Gaza, sii daynta la-haystayaasha ay haystaan mintidiinta Falastiiniyiinta iyo qorshaynta dagaal ka dib Gaza.