DUBLIN — (WARSOOR) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta soo geba-gebeynaya booqasho uu ku joogay dalka Ireland, isagoo tagaya Balina oo ah halka ay kasoo jeedaan awoowaayaashiis.