ANKARA — (WARSOOR) – Baarlamanka Turkey ayaa ugu danbeyntii ansixiyey in ay Sweden ku biirto gaashaan-buurta NATO kaddib labaatan bilood oo dib u dhac ku yimi.
Haddaba, arrinkani muxuu uga dhigan yahay Sweden, sidoo kale maxay arrintani uga dhigan tahay NATO in Sweden iyo Finland kusoo biiraan.