Baarlamanka Dhowaan La Magacaabay ee Puntland oo Doortay Guddoon Cusub

GAROOWE โ€”ย (WARSOOR) – Xildhibaanada cusub ee dhowaan la soo xulay ee baarlamanka Puntland ayaa maanta doortay guddoon cusub, iyaga oo guddoomiye u doortay xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid.