Baarlamaanka Puntland oo xildhibaano xilkii Ka Xayuubiyey

Garoowe – (warsoor) – Baarlamanka Puntland ayaa xilkii xildhinanimo ka xayuubiyey 8 mudane oo mucaaridsanaa Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf. 35 mudane ayaa gacanta u taagtay.Xildhibaannada xilka laga qaaday ayaa kala ah:

1.Xildhinaan Cabdijamal Cismaan

2.Xildhibaan Cabdiqani surato

3.Xildhibaan Muuse Jajabsay

4.Xildhibaan Baduugaaye

5.Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre

6.Xildhibaan Saleeban Faarax.

7.Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore

8.Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.