Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyihi Garabka toosinta ee xisbigii WADDANI Md. Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay midowga ay la midoobeen xisbiga taladda dalka haya ee KULMIYE, waxaanu mahadnaq iyo bogaadin u jeediyey masuuliyiinta xisbiga KULMIYE iyo madaxda kale ee qaranka.
Halkan ka daawo khudbadii Axmed Muumin Seed oo aanu ka soo xiganay KULMIYE: