In ka badan 1,000 qof oo lagu dilay Suuriya

DIMISHIQ – (WARSOOR) – Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay,…

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo kulan ballaadhan la yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qaranka (milatariga iyo Booliska) oo Deeq Waxbarasho ka helay Dalka Taiwan

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) (oo wehelinayaan Wasiiro, Taliyaha…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOGAADIYAY DOORKA HAWEENKA EE XOREYNTA DALKA IYO DOORASHADA TOOSKA

Muqdisho- (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur ah ku…

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda oo ka dhacay xarunta Gobolka Benaadir

Muqdisho – (WARSOOR) – Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐠𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐧𝐨 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐣𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

Muqdisho – (WARSOOR) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka…

Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka 2aad ee XFS OO tababbar usoo Xidhay dufcadii 9aad ee Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed

BAYDHABA – (WARSOOR) – Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi…

Fadhigii 11-aad ee Shirka Golaha Wasiirada oo lagaga wada hadlay arrimo badan

HARGEYSA – (WARSOOR) – Fadhigii 11-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka Qayb-galay Daahfurka Siyaasadda iyo Manhajka Waxbarasho ee Xabsiyada Somaliland

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb…

Qarax lagu dilay 12 qof oo ka dhacay Pakistan

BAKISTAAN – (WARSOOR) – Ugu yaraan 12 qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa…

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗵𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿 𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶𝘆𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗶𝗿 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗶𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗖𝗮𝗿𝗮𝗯𝘁𝗮

Qaahira – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta…