MUQDISHO – (WARSOOR) – Golayaasha fulinta iyo sharcidejinta ee Soomaaliya ayaa shalay ansixiyey heshiis muhiim ah oo horraantii bishan ay Soomaaliya la gashay dawladda Turkiga.
Heshiiskan ayaa lagu magacaabaa โHeshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha,โ waxaana 8-dii bisha lagu saxiixay dalka Turkiga.