Algeria oo xariga ka jartay Masjidka ugu weyn Afrika

ALGIERS — (WARSOOR) – Dalka Algeria ayaa Axaddii shalay ahayd xariga ka jaray Masaajid-ka ugu weyn Afrika oo ku yaalla xeebta Mediterranean ka kadib sannado badan oo carqalado siyaasadeed oo u rogay mashruucan inuu dib u dhac iyo in kharash fara badan uu ku baxo.