Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay musharaxa madaxweynaha xisbiga WADDAN oo naqdiyey gudoomiyaha xisbiga KULMIYE.
Sida uu sheegay afhayeenka Kulmiye Xasan Gaagaadhi, gudoomiyaha WADDANI ayaa sheegay in doorashadan ay askari u tartamaysan.
Xasan Gaafaadhi ayaa sheegay in ciidamdu yihiin kuwii dalkan naftooda u huray.
Halkan ka daawo muqaalka warka:
https://www.youtube.com/watch?v=xteCG8WSsoU