Hargeysa – (warsoor) – Xildhibbaano ka tirsan aqalka Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa si adag gaashaanka ugu daruuray saldhiga Milatari ee dawladda Imaaraadku ay ka sameysanayso magaalada Berbera, waxaana ay tilmaameen in saldhigaasi uu khatar ku yahay qaranimada Somaliland.
Xildhibbaanadan oo kala ah Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyaanle, Xildhibbaan Tukaale iyo Xildhibbaan Cali Xaaji
Halkan ka daawo Shirka jaraa’id ee Xildhibaanadda: