Sool โ (warsoor) – Maamulka Gobolka Sool ayaa shalay ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Magaaladda Laascaanood Kadib markii habeen hore Koox aan la aqoonsani ay Dhaawacyo u Gaysteen Sadex ka mid ah Shacabka Magaaladaasi iyo Sidoo Kale Dil ka dhacay Deegaanka Dab Dheer ee Gobolka Sool.
Halkan ka daawo warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=nw73OoDjibQ