Hargeysa – (warsoor) – Odayaasha iyo madax-dhaqameedyo ayaa shir jaraaid ay ku qabteen khamiistii huteel maamis ee magaaladda Hargeysa, waxay ku taageereen isticmaalka adeegyadda ZAAD iyo E-dahab, waxaanay xukuumadda ugu baaqeen in ay ka laabto go’aankeedi.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee odayaasha iyo madax-dhaqmeedka: