Hargeysa – (warsoor) – Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ee Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka ayaa la Geliyey heegan buuxa oo dhanka Nabadgalyada ah. Ka dib markii ay maalmahan soo baxeen khilaafaadka aragtidda siyaasadaha ee lagu kala duwan yahay oo gacan ka hadal shaqsiyaad ah saamayn ku yeelatay.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Taliska Booliska Somaliland: