Ceerigaabo โ (warsoor) โ Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Gudoomiyhii hore ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Sanaag Maxamed Faarax Cawad iyo gudoomiyaha cusub ee gobolka Sanaag Yusuf Xasan Faarax.
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo Afhayeenka xisbiga Xasan Gaafaadhe ayaa iyaguna ka hadlay kulankan loo kala wareejinaayey labada masuul xilka. Waxaanay gudoomiyihii hore ee gobolka Sanaag ee xisbiga Kulmiye ku amaanay muddadii dheerayd ee uu l shaqaynaayey xisbiga.
Halkan ka daawo munaasibada xil wareejinta:
https://www.youtube.com/watch?v=epXsxI0tRSA&t=40s