Hargeysa – (warsoor) – Ururka samafalka ee Khayre 21 ayaa deeq biyo ah gaadhsiiyey qaar ka mid ah dadka ay abaartu ku dhuftay eek u sugan deegaanka Sabowanaag iyo Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex.
Halkan ka daawo warkaasi oo aanu ka soo xiganay Channelka muhindis production: