Madaxweynaha Somaliland oo Safar Saaka Ugu Kicitimay Addis Ababa

Hargeysa – (warsoor) –ย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, ย iyo gudoomiyaha Xisbi xaakimka kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, xubno ka mida golaha wasiirada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, ayaa safar shaqo ugu baxay maanta oo jimce (28/10/2016) ah dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.

Safarkaasi oo qaadan doona maalmo kooban waxa uu madaxweynuhu la kulmayaa raโ€™isal wasaaradaha dalka itoobiya Hailemariam Desalegne.

Waxaana saxaafadda uga warbixyey safarka madaxweynaha Afhayeenka Madaxtooyada Mudane Xuseen Aadan Cige (Deyr).

dsc_0000-1

Madaxweynaha ayaa la filayaan inuuraโ€™isal wasaaradaha dalka itoobiya Hailemariam Desalegne kala hadlo arimo la xiddhiidha ganacsiga, amaanka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada maamul.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.