Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani

Hargeysa – (WARSOOR) – Kulan muhiima oo ay u balansanaayeen Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani oo madaxtooyada ka qabsoomay galabta ayaa waxa ka maqnaaday xisbiga Waddani. Haseyeeshe waxa kulankaa wada yeeshay Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid oo warbaahinta la hadlay markii uu soo dhamaaday.