Qasa – (WARSOOR) – Ururka Xamaas ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay, in Yaxya Sinwaar oo ahaa madaxii Xamas ee Gaza loo magacaabay hogaamiyaha ugu sarreeya garabka siyaasadda, si uu u beddlo Ismaaciil Haniya oo todobaad ka hor lagu dilay caasimadda Iran ee Tehran.