DUBLIN – (WARSOOR) – Waddamada Spain, Norway iyo Ireland ayaa dal ahaan u aqoonsaday mamaulka Falastiin Talaadada maanta, waxayna qayb ka noqonayaan in ka badan 140 waddan, oo sidaas sameeyey.
Tallaabadan ayey Israaโiil si adag u cambaaraysay.