HAGUE – (WARSOOR) – Goโaanka uu ku dhawaaqay dacwad oogaha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee uu ku doonayo in la soo xiro labada hogaamiye ee Israaโiil iyo Xamaas oo lagu eedeeyay dambiyo dagaal, ayaa dhaliyay carada labada dhinac ee la eedeeyay.