MOSCOW – (WARSOOR) – Dawladda Ruushka ayaa la sheegayaa inay soo foodsaari karaan cuno-qabatayno kale oo uga yimaada reer Galbeedka kadib geeridii siyaasigii maxbuuska ahaa ee Alex Navalny.
Dhinaca kale, militariga Ukraine ayaa soo tebinaya weerarro kale oo dhinaca diyaaradaha aan duuliyaha wadin ah oo ka yimid dhinaca Ruushka.