MUQDISHO โย (WARSOOR) – Golaha Wasiirada ee Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ugu mahad-celiyeen dowladaha iyo uruurada caalamiga ah ka hor yimid heshiiska is-afgarad ee Somaliland iyo Itoobiya.
Midowga Yurub, Midowga Afrika, Ururka Iskaashiga Islaamka iyo Mareykanka ayaa dhammaan taageero u muujiyey madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.