DOHA – (WARSOOR) – Madaxa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA-da ayaa u duulay Bariga Dhexe, si uu wadahadal ula yeesho mas’uuliyiinta Israel iyo Qatar, isaga oo ka dhawaajiyay suurta-galnimada heshiis xabbad-joojin cusub ah iyo sii deynta la haystayaasha Gaza.
Booqsahadan ayaa imanaysa iyada oo xoghayaha difaaca Mareykanka uu hoggaamiyeyaasha militariga ee Israel kala hadlay xiisadda.