NAIROBI — (WARSOOR) – Dalka Kenya hoos dhac ayaa ku yimid qiimaha shidaalka gaadiidka kaasi oo aad u kacsanaa bilihii lasoo dhaafay.
Dadka Kenya ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ka cabanayay sare u kac xooggan oo ku yimid qiimaha nolasha oo uu shidaalka gaadiidka ka mid ahaa.