HARGEYSA -(WARSOOR) – Ciidanka Booliska JSL garahaan Saldhiga Aadan Shiine degmada Ibraahin Koodbuur ayaa gacanta kusoo dhigay 4 Eedaysane oo ku eedaysan ina Gaaddiidka fur-furtaan kadibna meel ku tuuraan iyo 346-Litir oo khamri ah iyo laba gaadhi oo lagu siday .
Waxaana Ciidanku ku raad-joogaan eedaysanayaashii khamriga waday.
Xafiiska Warbaahinta
Call Center 999