Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama kaga qayb-galay Xafladda Qalin-jebinta dufcadii 4aad ee ka baxda Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Adal (Adal Medical University).