JARMAL – (WARSOOR) – Kulan uga socdey wasiirada difaaca ee dalalka xubnaha ka ah gaashaanbuurta NATO iyo wadamo kale ee saldhiga milateriga cirka ee Mareykanku ku leeyahay magaalada Ramstein ee Jarmalka ayaan laga gaadhin goโaankii ay rajeynaysay dowlada Ukraine.