Golaha Wakiiladda oo Bilaabay Dooda Miisaaniyadda Qaranka JSL

Hargeysa – (WARSOOR) – Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa kal-fadhigoodii maanta 14 November, 2022 bilaabay dooda odoroska miinsaaniyada qaranka 2023 oo doodeedii saaka Bilaabmatay.

Golaha wakiiladda ayaa dhageystay dooda iba-furka ee miisaaniyada qaran.