HARGEYSA -(WARSOOR) – Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Munaasibad lagu shaacinayey Dufcadii labaad ee Ardayda Dalka Taiwan ka hesha deeq waxbarasho iyo Xuska laba Jirsaday ee Safaaradda Taiwan ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa.
