MUQDISHO โย (WARSOOR) – Guddiga doorashooyinka ee maamulaya doorashada xildhibaannada asal ahaan kasoo jeeda Somaliland ee ka midka noqonaya baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyey doorashada kuraastii u dambasay 46-ka kursi ee ay doorashadeeda maamulayeen.
Saddexdii kursi ee ugu dambeysay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale dhacday munaasabad lagu soo xiray doorashada oo uu ka qeyb-galay raโiisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.