MUQDHISHO – (WARSOOR) – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye , ayaa soo saaray liiska Musharixiinta u tartamaya golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dowladda Federalka Soomaaliya Xubintii u danbeysay.