TUUNIISIYA – (WARSOOR) – Ururka Cadaaladda ee dalka Tunisia ayaa si weyn uga soo horjeestey goโaanka madaxweynaha dalkaasi uu ku kala direy guddiga gollaha sare ee garsoorka dalkaasi.
Garsoorayaasha dalkaasi ayaa sheegay inay mideysanyhiin oo ay ka hortagayaan amarkasto oo aanan u dhadhameynin.