Hargeysa – (WARSOOR) – Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha golaha mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa lagu gutay Waajibaadyadan shaqo.

- Waxa lagu ansixiyey wasiirka wasaarada Horumarinta Beeraha JSL
- Waxa qodob qodob loogu ansixiyey xeerka Sahaminta shidaalka oo Guurrtida ka soo noqday.
- Waxa lagaga Dooday xeerka Ka hortaga Tahriibka iyo ka ganacsiga dadka
Warbaahnta Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland