MUQDISHO – (WARSOOR) – Wasiirka Amniga Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa warqad uu soo saaray ku amray Heyโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu Safri karin Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya.
Taliyaha ayaa dhowaan Raysal wasaaraha Soomaaliya ku eedeyay in uu qaatay dhul dawladeed.
