HARGEYSA – (WARSOOR) – Maxkamadda Sare ahna Maxka- Dastuuriga ah ee JSL ayaa maanta soo saartay natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii golaha Wakiillada JSL.
Hoos ka akhriso qaraarka Maxkamadda, liiska lixda (6) gobol murashaxiintooda soo baxay iyo kaydka ku soo xiga.





