ISLAM – (WARSOOR) – Boqortooyadda Sacuudiga ayaa soo saaray bayaan ay ku joojinayaa in masaajidda quraanka ka baxa salaadaha Jahriga ah ee dalka Sacuudi Carabiya la joojiyo, cidii u hogaansami waydana sharciga la marin doono.
Halkan ka daawo sheekh Xasaan oo ka hadlaya arintan iyo waxa ay diintu ka qabto.