Dawladda kenya ayaa joojisey duulimaad yada ka imanaya magaalada muqdisho

Kenya – (warsoor) – Xukuumadda Kenya ayaa joojisay duulimaadyadii ka iman jiray magaalada Muqdisho, ka dib markii khilaaf cusubi oo kala dhex galay xukuumadda federaalka ee Soomaaliya iyo dawladda Kenya.