Fadliga Sadaqadda

Muxaadiran sheekh Maxamed Sheekh DirirCumar Dirir waxaa uu kaga hadlayaa sida ay diinta islaamku u diiri-galisay sadaqada ama wax bixinta. Sheekh ayaa muxaadiran ku qaadan doonayaa aadaabta saddaqadda.

Halkan ka daawo muxaadiradan halkan: