Somaliland oo War-cusub ka soo saartay Dhismaha Taawarada

HARGEYSA – (WARSOOR) – Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa ogolaatay in tawaaradda loo isticmaalo isgaadhsiinta dalka laga dhis karo.

Wasaaradda ayaa ogolaanshan ku sheegtay wareegto ka soo baxday maanta wasaaradda isgaadhsiinta oo uu ku saxeexan yahay wasiirku ayaa u dhignayd sidan: